Digniin:
© Fadlan:Lagama Ganacsan karo dhamaan Duruusta iyo Muxadaraadka Maktabada Idan la'aan.©Mar
02
Maktabada.com oo howl fududeyn u samaysay Akhritayaasha.
Waxaa Qoray maktabada
Sida aad ka dareemaysid Bogga maktabada.com waxaan ku samaynay dayactir yar oo kooban isla markaana u sahlaya Akhristaha inuu wuxuu rabo si sahlan uga baarto barta maktabada.com haddaba qaabka aad u isticmaalaysid waa sidan:
Meesha Search-ga Ku qor waxa aad rabtid in aad raadisid sida qoraal ama muxaaadaro
Tusaale: Ku Qor. Cuthmaan.
Natiijo: waxaad helaysaa dhamaan wixii ku soo baxay magaca Cuthmaan.
Ama ku qor Xoosh sidoo kale waxaad helaysaa dhamaan wixii ku soo baxay magaca Xoosh.
Tusaale kale. Ku qor Al-Shabaab waxaad helaysaa dhamaan wixii ku soo baxay magaca Al-Shabaab.
Ka baar kitaabka aad rabtid.
Tusaale ku qor. Arbaciin waxaad helaysaa dhamaan wixii ku soo baxay magaca Arbaciin.
Intaas waa iska tusaale ee ku qor waxa aad is leedahay maktabada way ku soo baxeen waad ka heli doontaa Inshallah.
Isku qor Mailing-list.
Si aad ula socoto casharadii cusub ee boggan soo gala, isku diiwaan geli mailing list-geena.. Ku qor emailkaaga halkan hoose..
Raadi casharrada..
Ku qor halkan Magac ama Ciwaan
Links.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:
»» Sh.Rabiic
»» Sh.Muqbil
»» somalimanhaj.com
»» Sh. Cuthaymiin
»» Salafi links
»» Sahab.net
»» manhaj.online
»» wacdi
»» alathar
»» Website-keygan
Sh Cabdiraxmaan Dheere
4 Muxaadaro oo lagu difaacayo Manhajka Salafka laguna radinayo Kuwa raba in ay shaki galiyaan dacwada iyo Ducaada Salafka.Halkan ka Dhageyso







